Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay inuu ka qaybgalay dacwad maamulka Muuse Biixi ku soo oofay wargets Hargeysa ka soo baxay oo hadda la yiri ma hadli kartid. ” Waan ka naxay markaan dhegeystay dacwad ay goobta keeneen oo ah mid warbaahin kasta samayso ayuu yiri Jamaal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS