Muqdisho–Gudmoomiyaha gobolka Banaadir Muungaab ayaa diidey tirokoob aan rasmi ahayn oo dawlada Somaliya iyo qaramada midoobey ka sameeyeen Somaliya oo dhan kaas oo uu ku tilmaamay mid qalad oo aan ka turjumeyn xaqiiqda. Muqdisho haddii tirokoob laga samaynayo wa anaga gobolka lana waydiiyaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM