X

Anagaa idiin fasaxnee dhulkiina xoreysta: Suldaan Abshir

Suldaan Abshir oo ka mida suldaanada gobolada Awdal oo ka hadlayay Sabawanaag (Lughaya) ayaa sheegay in dagaalku noocyo badan yahay sidaas darteedna ay fasax u yihiin in ay xoreystaan lixda goobood ee beesha dhexe diidey in diiwaangelin lagu galo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.