Dhamaan anagoo kala ah C/raxmaan Cusmaan Dirir iyo caruurtiisa, Mulki Cusmaan Dirir iyo ninkeeda iyo caruurtooda, Maxamed Cusmaan Dirir iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa, waxaan tacsi tiiraanyo u direyna ilma Xasan Dirir Dubad oo hooyadood Xabiiba Cumar Cali ay caawa ku geeriyootay degmada Borama. Waxaan rabiga awooda leh uga baryaynaa in hooyo Xabiiba Cumar Cali uu ka waraabiyo janadiisa, caruurteeda, ehelada iyo qaraabadana Samir iyo iimaan ka siiyo.
AAMIIN AAMIIN
ARAABINEWS