X

Ani cafis ayaad iga tahay adiguna sideed yeeli adaa og; r/wasaarihii hore ee Somaliya iyo qosolo badan+MUUQAAL

Muqdisho 25 Dec 2014–R/wasaarihii hore ee Somaliya ayaa Xasan Sheekh u sheegay inuu cafiyay isagana ay jirto sida uu yeeli doono xaflad xil wareejin ah oo uu aad u shidnaa..wuxuu kale oo uu ku taliyay in barlamaanka aan laga soo xulin wasiirada maxaa yeelay kuwa maqan ayaa mooshin keenaya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.