X

Aqalka boqortooyada qoyska Sucuud oo afgambi dadban ka dhacay

Aqalka boqortooyada qoyska Sucuud oo afgambi dadban ka dhacay xilli urur diimeedkan Salafiga ah ee ka taliya boqortooyadan uu dagaal iskaga furey dhinacyo badan.

Wasiirkii amniga ee dalkaasi Maxamed Nayef oo ahaa dhaxalsuge ayaa laga tuurey jagadii uu hayay waxana booskaas lagu wareejay wiilka uu dhalay ninka hadda boqorka sheegta ee Salmaan.



Maxamed Salmaan ayaa hadda ah wasiirka difaaca wuxuuna toos ula waregii xukunka dalkaasi marka aabihii dhinto. Aabijhii Salmaan ayaa 81 jir ah waxana dhici karta in uu dhaqso u wareejo xukunka.



Maxamed Salmaan aya hormood ka ah dagaal diimeedka ay kula jiraan Yaman. Waxa jecel Maraykanka waxana boosaska badankiisa uu u dhiibey dhalinyar wax soo baratey.

RashiId Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.