X

Aqoon uma lihi wasaaradan dibedda ee Muuse Biixii ii magacaabay: Faratoon

Aqoon uma lihi wasaaradan dibedda ee Muuse Biixii ii magacaabay waanse dadaali doonaa ayuu yiri Faratoon oo lagu yaqaan in uu yahay haye waayay. Wuxuu qirtey in aanu waxba ka garanayn arimo dibed taas oo muujinaysa in lagu shaqaysanayo.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=U4ouVRcoSLc[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.