Aqoonyahan Maxamed Cali Bile buug ku soo bandhigey Hargeysa kadibna ka hadlay
Aqoonyahan Maxamed Cali Bile ayaa buug ku soo bandhigey Hargeysa lagu magacaabo boqol talaabo hore u qaad oo uu kaga hadlayo xadaaradaha jirey iyo waxa sabab u ah in ay hore u maraan.