Xildhiban Xoog oo ka tirsan maamulka Siilaanyo ayaa qarxiyay sababta dhabta ah ee askarta Siilaanyo isku cunayaan ay tahay maamul xumo tii ugu xumeyd oo haysata. Xildhibaan Xoog ayaa sheegay in isaga uu yahay dhal askareed uuna ogyahay sababta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM