X

ARAABINEWS oo akhristeyaasheeda u bilowdey qaybta wararka ee Afka Ingiriiska

ARAABINEWS oo akhristeyaasheeda sharafta leh ay yihiin Somali jecelna in afka hooyo horumaro ayaa hadana waxa na soo gaaray codsiyo badan oo leh maxaan ARAABINEWS uga wayney wararka Af-Ingiriis ku qoran..Waxa ka mida dhalinyar ku nool qurbaha oo iyagu jecel in ay wararka qaar ku akhristaan Af-Ingiriis.

Hadaba qaybta midigta ee ARAABINEWS boga hore waxaad ka heli doontaa warar bilow ah oo ka hadlaya kuwa u dambeeyay aduunka. Waxaan rajaynaynaa in aad ka heli doontaan intiina uu ku adkaaday af-ka hooyo.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.