X

Arag afka markaan saaray xabadii ugu horeysay ee afturka ayuu qaraxii dhacay kadibna qorigaan qaatay: Afhayeenka booliiska

Weerarkii ay ku haligmeen argagixisada shabaab badankoodu ayaa waxa tafaasiil ka bixiyay afhayeenka ciidanka booliiska oo isagu ku jiray isla huteelka. Wuxuu yiri ”afka markaan saaray xabadii ugu horeysay ee afurka ayuu qaraxu dhacay kadibna qorigeygaan hore ka qaatey waxaanan jabiyay albaabka dambe halkaas ayaan kadib ka dagaalanay una diidney in ay huteelka soo galaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.