Argagixisada shabaab ayaa deegaano horlehnku wayday weerar ay xalay ku hungowdey oo ay ku soo qaadeen deegaan u dhow Afgooye. Weerarka kadib ayaa argagixisada la cayrsaday iyagoo y ka soo hadhay nafi orod ayay kugu aamintaa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS