X

ARAG badhasaabka Awdal ee Ramaax oo saxaafada tusay hub ay ku sheegeen in la qabtey iyo shakiga jira

Boorama–Wakiilka Siilaanyo u fadhiya Awdal Ramaax ayaa saxaafada tusay hub uu sheegay in ay qabteen. Hubkaas oo aan badnayn ayaa u muuqda mid la soo abaabuley oo taageero lagaga doonayo Itoobiya,,waxa uu sheegay in la hayo cida ka dambeysa qaar kalana lagu dabajiro. Ma sheegin sida loo qabtey iyo goorta lagu qabtey.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.