Fanaanada iyo abwaanada Safiyo Tusmo ayaa laga waraystey hidaha iyo dhaqanka barnaamij aad u xiiso badan oo ay kaga warantey taariikhda fanka iyo heesihii la qaadi jirey iyo waliba heeso iyo murti ku saabsan hidaha oo ku jeedinya. ARAABINEWS.COM