Dagaalkii Puntland hilfaha ugu qaday dhigmiiradka shabaab ee soo adeegsaday caruur iyo kuwo hore nolosha uga dhacay si ay u fushadaan dantooda burburinta dalka Somaliya ayaa lagu soo bandhigey barnaamij si buuxda uga hadlaya sidii loo eryadey hilfahana loogu qaaday. Waxa ku jira kuwa xasuuqa ugaadhsiga gaysta waxana sidii caadiga ahayd loo sheegay in ay gaalo la soo dagaalamayaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS