X

ARAG barnaamij hordhaca oo laga diyaariyay sidii argagixisadu u xasuuqdey wariye hooyo Hindiya Xaaji

Waa barnaamij hordhaca oo idaacada qaranku ka diyaarinayso sidii argagixisada u xasuuqdey wariye hooyo Hindiyo xaaji Maxamed sidaana agoon buuxda uga dhigeen caruur ay dhashay iyagoo hore u diley ninkeeda oo isna wariye ahaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.