Waa barnaamijkii xiisaha lahaa ee Cali Xaraare ee kaftanka siyaasada aadkana u qosol badnaa oo doorkan lagu jafayo Puntland iyo doolarka ay ka sameeyaan lacagta bugta ah. Waxa kale oo ku jira askarta aan mishaharka qaadan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM