ARAG booqashadii Saylici ku tagey deegaanka Baki (Awdal) oo dhamaystiran
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici ayaa booqasho ku tagey degmada Baki ee gobolka Awdal iyadoo qorshuhu ahaa in dadka lagu dhiirigeliyo in ay is diiwaan geliyaan. Maxatyse u sheegeen intaas wax dhaafsan.