Madaxweynaha Somaliya Xasan ayaa booqasho ku tagey Afgooye halkaas oo beelaha Hawiye iyo Biyomaal ay u jilbo laabteen iyo dacwad ay la fuuleen. Dhinaca kale Shariif Xasan ayaa lagu eedeeyay in uu waxkasta ku wado Baydhabo caasimadii maamulka ee Baraawana aan bwaxba la geyn.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM