X

ARAG cadowtinimada booliiska Maraykanka oo gabadh yar dhuljiidey iyo mid uu bastoolad ula baxay

Booliiska Maraykanka ayaa lagu yaqaan axmaqnimo waxana ugu dambeeyay ficilo laga argagaxay kadib markii tuulada Mickinney ee u dhow magaalada Somalidu ku badan tahay ee Dallas ay gabadh yar dhulka jiideen kadibna jilbaha weyn lagu hayay in muddo ah halka rag u soo baxay in ay ka celiyaan bastoolad loola soo baxay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.