X

ARAG Cali Gurey oo jeclaystay in baasaboor Somaliga dhuumasho lagu qaato

Gudoomiye ku xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Cali Gurey ayaa isagu jeclaystey in baasaboor Somaliga dhuumasho lagu qaato oo lagu wado dhuumashadaa maadaama ayuu yiri maamulka Hargeysa ku fashilmey in baasaboorkooda ay dhaafiyaan Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.