X

ARAG Cali Warancade oo leh waan ka noqoney diidmadii qoxootiga Somalida iyo lacago ay ka heleen QM

Hargeysa–Cali Warancade oo hore u sheegay in uu diidey Berbera in ay soo galaan qoxootga Somalida Koofurta ee ka dalkooda ku soo noqonaya ayaa hadda sheegay in uu ka noqdey ficilkaas. Wuxuu kaloo intaa raaciyasy in hadda ay lacag ka heleen Qaramada midoobey oo Somalida Koofurta u qaadi doonta goboladooda. Wuxuu ku celiyay dood raqiisa oo idaacadaha BBCSomali iyo Voasomali waydiiyeen wasiir arimaha dibeda Somaliya Hadliye oo ah in ay dawlada Somaliya si xun u maamushey qoxootiga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.