Ciidamada sida aadka ah u tababaran ee nabadsugida qaranka ayaa iska baadhay guryo lagu tuhunsan yahay in laga abaabulo dilalka ay fuliyaan argagixisada caalamiga ah ee shabaab e banaystey dhiiga bani aadamka. Waxa la soo qabqabtey dhalinyar si fiicana la isaga baaray waxana goobtga loga tagay ciidan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM