Ciidanka heeganka u ah in ay shacabka Somaliyeed ka badbadiyaan dhibaatada argagixisada ayaa baadhis xoogan ku sameeyay goob u dhow Muqdisho oo argagixisadu ku qarsato hub si ay weeraro uga fushaan. Hawlgalkan ayaa lagu soo qabtey dhalinyar hub lagu helay halka qaar kale la sii daayay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM