X

ARAG Ciyaaryahan ah kuwa badda mowjadeeda ku dul sabeeya oo libaax badeed dili gaaray

Ciyaaryahan ah kuwa ku dul sabeeya mowjadaha badda (Surfer) ayaa ka badbaadey libaax badeed dili gaaray. Ciyaaryahan ayaan si fiican u dul fadhiyin qalabkiisa sabeynta marka uu dareemay gacmaha libaax oo taabtey. Ciyaaryahanka oo u dhashay Austareeliya ayaa sugayay in libaaxu ku dhifto miciyihiis wuxuuna ku dhacay badda. Ciyaartan ayaa si toosa uga socotey telefishanka xilligaas oo ciyaaryahankani ku dhacay badda kadibna bilaabey dabaal.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.