Berbera–Dagaal xoogan ayaa dhexmaray haween guryahoodii laga burburiyay iyo booliiska Berbera oo ku sigtey in ay toogtaan inkastoo ay rasaasta cirka u rideen. Haweenkan ayaa dagaal adag la galay booliiska iyagoo ku shiiday dhagaxaan taas oo keentay in booliisku goobta ka ordo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS