X

ARAG dagaal toos u dhexmaray Sucuudiga kibirsan iyo ciidanka Yaman oo eryaday iyadoo laga hub badan yahay

Marka aad muuqaalka daawato waxaad is oranaysaa waxa dagaalku u dhexeeya Yuhuuda iyo Falastiiniyiinta markaad aragto awood hub ee Sucuudiga kibirsan wato waliba caawinayaan Yuhuuda iyo Maraykanka iyo ciidanka dawlada Yaman ee iyahgu ugu yeeraan Xuutiga. Dagaalkan oo toosa ayaa ciidanka Yaman ku qaylinayaan ”ha dhacdo Yuhuudu ha dhaco Maraykanku iyo dabadhgilifka Sucuudigu”.

Waxa dagaalkan aad ku arkaysaa taanguiyadii Sucuudiga oo dib u gurtey iyo tiraba laba kontorool oo ciidanka tirada yar gacanta ku dhigeen dharkii iyo cuntadii ay ka carareen askarta Sucuudiguna baadhaya.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.