X

ARAG dalka Cumaan oo si weyn looga dabaaldegay xafladii 1-da Luulyo

Jaaliyada Somaliyeed ee dalka Cumaan ayaa si weyn uga qayb qaadatay xuska 1-da Luulyo ee xoriyada dalka Somaliya..waxa goobta xaflada ka hadlay safiirka Somaliya u fadhiya Masqad safiir C/risaaq Faarax Cali. Goobta xaflada ayaa waxa isugu yimi dad aad qiireysan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.