X

ARAG deeq la gaarsiiyay isbitaalka Al-Xayaad ee Camuud iyo Dr Maxamed Dirir oo ka mahadceliyay iyo masuuliyiin kale

Boorama–Hay’ada Camuud Foundation oo iyadu dhistey isbitaalka Al-Xayaad ee Camuud ayaa gaarsiisay deeq lacageed iyo madaxa isbitaalka Dr Maxamed Xasan Dirir oo ka mahadceliyay deeqda ayaa sheegay in isbitaalka ay gaartey 17,000 oo doolar si loogu fuliyo hawsha isbitaalku hayo oo marar badan bilaa lacag lagu daaweeyo dadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.