X

ARAG dhaanto laysku jilbo laabtey oo ka dhacday Wardheer oo ka tirsan ismaamulka Somalida Itoobiya

Ciyaarta dhaantada nooceeda dambe ayaa ka mida ciyaaraha aadka looga xiiseeyo ismaamulka Somalida Itoobiya. Tartan dhaanteed oo laysku jilbo laabtey si weyna loo agaasimey ayaa ka dhacay magaalada Wardheer ee Ismaamulka Somalida Itoobiya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.