X

ARAG diinta cusub ee argagixisada Daacish iyo niman habeenkiina kula jooga maalintiina afka duuban waxna dilaya+SAWIRO

Ciraaq–Dadka Siiriya iyo Ciraaq ayaa waxay u gacan galeen argagixiso tii ugu xumayd iyagoo ay dilayaan rag ayna arkayn oo wajiyada u duuban yihiin keenayna diin cusub oo ah habeenkiina I arag maalintiina wajiogaa ii xidhan. Argagixisada ayaa wata diin beena waana tan keentay in ay wajiga xirtaan..dadkana u gaysa tacadiyo aad u xun sida ninkan qoorta looga gaynayo saaf ama baangad aad u weyn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

 

 

admin:

This website uses cookies.