ARAG dood lagu lafagurey arimo aanad ogeyn iyo qaska ka jira doorashada 2016 iyo dastuurka
Dood furan oo loo qabtey aqoonyahano uu ka mid yahay C/waaxid Sh Cismaan Qalinle iyo siyaasiyiin kale ayaa lafogurey xaaladaha ay kla socon waydey xuuumada hadda ka jirta Somaliya oo dhowr meelood fadhiid ka noqotey.