Dooxa Aw-Barkhadle oo aan ka fogeyn Hargeysa ayaa qaaday gaadhi qaad siday waxaanad arkaysaa laba qof oo gaadhiga la socday oo xaaladoodu xuntahay. Daadka xoogiisa ayaa qaadkii kolba jawaan tuurey. Dadka ayaa iyagu daawanaya waxna aan qaban Karin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM