X

ARAG fanaan Nimcaan Hilaac iyo Fartuun Cumar oo Muqdisho ka degay iyo soo dhaweyn balaadhan oo loo sameeyay

Muqdisho–Fanaaniinta Nimcaan Hilaac iyo Fartuun Cumar ayaa ka degay Muqdisho iyagoo si weyn loogu soo dhaweeyay madaarka caalamiga ah ee Muqdisho. Fanaaniintan da’da yar ayaa tagey caasimada iyagoo sheegay in ay ka dhigi doonaan masraxyada xilliga ciida.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.