ARAG filim gaaban oo ka hadlaya arimo bulshada ku badan laakiin ay ka buuxaan qosolo badan: qaybtii Koowaad
Filimkan ayaa ah mid aad u xiiso badan oo ka hadlaya arimo ku badan bulshada laakiin ay ka buuxaan jacaylo iyo qosolo aad u farabadan. WAxa jilaya dhalinta reer Hargeysa waana qaybtii koowaad.