X

ARAG fowdada ku wareegsan Siilaanyo oo amar iyo kala dambayni jirin xataa xilli ay la joogaan marti

Fowdada ku wareegsan madaxda Somalida iyo sida aan looga xishoon waxaad ka garataa ama aad arki kartaa xilliyada ay dibeda u soo baxaan. Waxa si qunyara u burbura baratakoolka maadaama dadka u yimi iyo kuwo ka wareegsan ay midna wax ka aqoon dawladnimada iyo is maqalka. Waxa dhacda in taasi ayna kala xishoon martida markaasi la joogta. ARAG muuqaalka hoose oo aad ka naxayso aamusada ka dhacayso.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.