X

ARAG gabay isku fuuqsaday xaalada dalka ka jirta intuu burburey kadib: Maxamed Siyaadow in aan cidi kaa dambeyn cidi makuu sheegtay

Hooyo Somaliyeed ayaa ka gabeyday xaalada dalka iyadoo farin u durtey madaxweynihii dalkan u dambeeyay ee Maxamed Siyaad Barre. Waxay tiri Maxamed Siyaadow janada lagu fogeeyay in aan cidi kaa dambeyn cidi makuu sheegtay in ninba gobol goostey cidi makuu sheegtay in uu ninba calan jeexday cidi makuu sheegtay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.