Hargeysa–Waxa cadho weyni ka taagan tahay madaarka Hargeysa oo la moodayay mid caalami ah laakiin hadda noqdey mid xaafadeed cidii la doonana la sii daynayo cidii kalena loo diidayo. Suldaan Ibrahim Sulub oo laga celiyay madaarka ayaa sheegay in Hargeysa yeelan doonto afar madaar kan ugu horeeyana isagu dhisayo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM