Waa hees mardhow daawaha laga rogey oo ka hadlaysa nin gurigii laga xidhey iyo calaacal uu la fariistey dibedda. Waa heesta qaadaya maxamud Kaafi waxana isku soo dubaridey Samatar Siciid Saalax ”Nadra noolosheydiyeey ogow sina kuguma naco.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM