X

ARAG hooyo Somaliyeed oo farxad oydey kadib xoreyntii Diinsoor: jug Ilaah ha siiyo shabaab

Kadib xoreyntii Diinsoor waxa barxad isugu soo baxay dad mururgeysan oo ciilan oo gumeysi ku jiray muddo dheer. Waxa dadka aad u soo jiidatay hooyo Somaliyeed oo ka shaqaysan kari waydey argagixisada shabaab. ”Waxay tiri jug Ilaah ha siiyo kan same kan samayni ayay igu dileen”. Argagixisada ayaa lagu yaqaan in ay xataa fiiriyaan in qofku ilig dahab ah xiran yahay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.