X

ARAG hooyo Somaliyeed oo wada gawaadhida xamuulka kadib markii ninkeedii diidey iyo dadkii oo ku raystey

Hooyo Somaliyeed oo ku nool tuulada Xariirad ee gobolka Awdal ayaa soo jiitaday saxaafada caalamka kadib markii ay ku dhiiratay si geesinimo leh kaxaynta gawaadhida xamuulka oo ah shaqo aad u adag leh kartideeda.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.