Mucjisoonka Rabi ayay ka mid tahay in uu meelo badan inaga tuso si aan ugu cibro qaadano. Ilmahan yar ayaa qanjilay waalidkii isagoo kaliya jira usbuuc. Qoyskan oo Muslim ah ayaa doorbidey in ay la qaybsadaan farxada Rabi aduunka intiisa kale.
Ali oo ah aabaha dhalay ilmaha ayaa isagu degan xaafada Kilburn ee magaalada London wuxuuna sheegay in markii ugu horeysay uu ku sigtey in uu waasho.
ARAABINEWS