X

ARAG jaaliyada Awdal ee London oo soo dhaweyn u sameeyay xildhibaan Maxamed Aadan Waaberi+SAWIRO

Waa qaybtii koowaad kulan ay Jaaliyada Awdal ee gobolada Awdal, Saylac iyo Gabiley ayaa xaflad soo dhaweyna oo si weyn loo soo abaabuley u sameeyeen xildhibaan Maxamed Aadan Waaberi oo ka tirsan dawlada federalka kana soo jeeda ADAL.

Kulanka oo si heersare uga dhacay London ayaa waxa sidoo kale ka soo qaybgalay gudomiyihii hore ee gobolka Banaadir, fanaaniin Somaliyeed iyo marti sharaf kale.

Qaybta dambe waxa hadli doona isla Xildhibaan Maxamed Cabdi Waaberi iyo gudoomiye Tarsan oo khudbad qiime leh ka jeediyay goobta.

 

Isha ayaan ku haynaa shabakadaha xada sawiradayada MAGACDOODANA ku qorta

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.