Kulan ay jaaliyadu ka qaybgashay oo madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif kaga hadalayay hay’ada Samadoon ayaa munaasabada waxa ka mid ahaa ciyaarta Sayliciga oo jaaliyadu caanka ku tahay. Waxa aad loola dhacay sida dhalin iyo waayeel layskula jaan helay. Waxa aan ka maqneyn heesta maanta.
ARAABINEWS.COM