X

ARAG lamaane RABI ku manaystey mataano oo ka waramay xaalada ay ku sugan yihiin

Waxa meel u dhow Hargeysa ku nool lamaane leh 15 caruura oo door kasta Rabi ku manaysto mataane. Waxa baryahanba laga hadalhayay noloshaay ku leeyihiin iyo in ay helaan nolol ku filan. Lamaanahan ayaa iyagu faraxsan nolosha Rabi siiyay.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.