X

ARAG wafti uu horkacayo raiisal wasaaraha oo ay Gaalkacayo ka wada dhoofeen madaxda Galmudug iyo Puntland

Madaxda Puntland, Galmudug iyo raiisal wasaaraha Somaliya ayaa ka wada dhoofay garoonka Gaalkacayo halkaas oo ay wada tageen Muqdisho iyagoo ka qaybgalaya shirka wadatashiga qaranka oo lagu qaban doono Muqdisho. Waa markii ugu horeysay intii colaadu dhamaatay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.