Saylac–Magafaha Siilaanyo u fadhiya Saylac oo xataa dadka xanuusanaya u diidey in ay gudbaan ila ay bixiyaan sodonka doolar iyo gudoomiyaha Saylac ayaa kahor calaacalay saxaafada xilli dadkii ka imanayay Jabuuti ay fasaxyada u tagaan Itoobiya halkii ay iman lahaayeen Woqooyiga Somaliya. Magafaha Siilaanyo ayaa isagu beeniyay in dadka xanuusanaya lacag laga qaado.
Gudoomiyaha Saylac ayaa isna sheegay in ay lacago ka qaadin dadka xanuusan, caruurta iyo dadka la wado ee weeyeelka ah.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM