X

ARAG Mahdi Sugaal oo ku qarxiyay madal beesha dhexe uga hadlaysay qabyaalada iyo waa goorma

Madal ay qabanqaabiyeen aqoonyahano ka mida beesha dhexe oo qaarkood ku soo jireen ururka dhiigyacabka ahaa ee SNM ayaa London ka dhacday waxase goobta qabsaday Mahdi Sugaal oo ku qarxiyay sheegayna in shirkan uu yimi xilli reer Awdal raadinayaan xaqa ka maqan oo markaasi aad u daahay.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.