MuqdishoâArgagixisada shabaab ayaa weerar ku qaaday goob ay joogeen ciidanka dawlada xaafada Shibis ee magaalada Muqdisho waxana halkaas ka dhashay xasuuq ay gaysteen iyo maydkoodii oo la soo dhigey bananka hore goobtii lagu laayay.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM