Boorama–Sidaan wararkaba ku ogeyn waxa hadda la helay muuqaal muujinaya mudaharaad balaadhan oo lagu diidanaa maalinta gooni goosadka ee 18 May,,,mudaharaadkan ayaa loo adeegsaday rasaas nool oo dadka lagu kala eryaday inkastoo ayna cidina ku dhaawacmin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM